Weriye Axmed-seeko
@weriyeaxmed-seeko6609
soo dhawow walaal,waa noo sharaf inaad nagu soo biirtid ujeedodayadu way qayaxantahay haddaan kuu sii sharaxo bartan,waxaanu ku soo bandhigi doonaa arimaha bulshada ee muhiimka aanu u aragno kuwaasi oo aanu jecelnahay inaanu bulshada ku dhiiri galino korna aanu ugu qaadno hab fikirkooda. Ahmed Mohamud Yousuf waa soo diyaariyaha barnaamijyada ka baxa goobtan.kaasoo marwalba jecel inuu dadka dareensiiyo xaalada lagu jiro,ujeedadiisuna ka fog tahay cambaaraynta shakhsi iyo laba iyo saddextoona ee ay tahay wacyi iyo baraarujin umadeed.adigana waanu kaaga fadhinaa wixii talo iyo tusaale ah ee aad bulshadaada ku tari karto mahadsanid.
Format
Type
/api/banner/UC-v5FVdxVowRSepeIbw8KWg?format=webpChannel Info
- Country
- NO
- Joined
- Mar 15, 2015
Download Weriye Axmed-seeko's YouTube Banner
Use banner.yt to download Weriye Axmed-seeko's YouTube banner, channel art, and profile picture in any format. Our API supports WebP (recommended for best compression), AVIF, JPEG, and PNG formats. Choose from preset sizes optimized for desktop, TV, tablet, and mobile, or specify custom dimensions.
Simply use the URL /api/banner/UC-v5FVdxVowRSepeIbw8KWg to embed this banner anywhere — in websites, apps, Discord bots, or OBS overlays. No API key required.