Faysal Shaik✓ Verified
@faysalshaik1
Noofambar 7, 2023, waxaaan bilaabay safarkii u horeeyay ee baaskiilka, oo aan ka bilaabay magaalada Nayroobi ilaa Jabuuti. 5 bilood ayay igu qaadatay inaan dhammaystiro. Waxaan oogu magac daray SEASON 1. Hadana waxaan bilaabay safar kale qaarada Afrika gudaheeda ah. Waxaan mooto kaga tilaabay magaalada Nairobi ilaa iyo Cape of Agulhas, Koonfur Afrika (South Africa), oo ah cirifka oogu koonfuredsan qaarada Afrika. Waxay igu qaadatay 6 bilood. Waxaan oogu magac daray SEASON 2. Hada waxaan ku guda jiraa safarkii ugu dheera ee uu sameyo qof kasoo jeeda bariga Afrika; Kenya, Somalia, Ethiopia, Eritrea, Djibouti, Sudan, Tanzania, Uganda, Rwanda, Burundi, Congo iyo Koonfurta Sudan. Waxaan oogu magac daray SEASON 3. Daawasho Wacan. Wixii Business iyo Talo ah, igalasoo xiriir email ka; [email protected] Fadlan booqo Channel kayga Englishka ku baxa oo Subscribe Saar. https://www.youtube.com/@FaysalShaik2 MAHADSANID
Format
Type
/api/banner/UCxX9R5UfNI3aGrBapO0cutw?format=webpChannel Info
- Country
- KE
- Joined
- Oct 20, 2018
- Keywords
- somalikenyasomalia"asadhagio"arimaheena"doodwadaag"universalmusalsal
Download Faysal Shaik's YouTube Banner
Use banner.yt to download Faysal Shaik's YouTube banner, channel art, and profile picture in any format. Our API supports WebP (recommended for best compression), AVIF, JPEG, and PNG formats. Choose from preset sizes optimized for desktop, TV, tablet, and mobile, or specify custom dimensions.
Simply use the URL /api/banner/UCxX9R5UfNI3aGrBapO0cutw to embed this banner anywhere — in websites, apps, Discord bots, or OBS overlays. No API key required.